
Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa kuguulaysatay koobka EUFA Super Cup Kadib markii ay 4-2 at kugaraacen Real Madrid malinnimadii arbacada.
Tababare Simoene Oo ciyaartas laga ganaaxay in uu soo istaago xariiqda tababarayaasha ayaa sheegay in dhirra galinta iyo isbiiradku yihiin waxyaabaha ugu waa wayne ee kooxdiisu kaga wanaagsantahay kooxaha kale.
“Sida iska cad miisaaniyadeennu ma ahan mid isku mid ah, balse dhiiri galinta iyo isbiiratka aan dareemeenno majirto cid nooga wanaagsnaan karta inaga” ayuu Simoene usheegay ESPN.



