Tababaraha Arsenal Oo Ka Qeyb Galay Kulankii Leicester Iyo PSG – Miyuu La hadlay Riyad Mahrez ?

Arsene Wenger ayaa daawaday Riyad Mahrez kulankii  ka dhacay maanta Los Angeles, xili ay jiraan wararka la isla dhexmarayo oo sheegaya in uu u dhaqaaqayo xiddigaan kooxda Leicester City.

xiddiga caalamiga ah ee dalka ayaa,oo 25 jir ah, ayaa dhaliyay 17 gool xilli ciyaareedkii hore isagoo ka caawiyay kooxda Claudio Ranieri in ay ku guuleysato Premier League.

Laakiin Wenger ayaa silama filaan ah loogu arkay kulankii u dhaxeeyay kooxaha Leicester City iyo PSG, waxana Wenger uu daawaday qaab ciyareedka xiddiga garabka ka ciyaara.

Mahrez ayaa wacdaro ka dhigay kulankii ka dhanka ahaa kooxda Faransiiska iyadoo qeybta labaad ee ciyaarta ciyaarsiiyay xiddigan.

Wenger ayaa wakiiladiisa ayaa sii shiday wararka la isla dhaxmarayay ee ku saabsan mustaqbalka xiddiga sida weyn loola xiriirinayo kooxda Arsenal.

Wenger, ayaa la fahamsan yahay inuu taageere weyn u yahay xiddiga Algerian – , inkastoo kooxdiisa ay u bahan tahay daafaca kadib dhawaca Per Mertesacker.

Arsenal ayaa sidookale lala xiriirinayaa weeraryahanada Alexandre Lacazette iyo Mauro Icard