Zidane Oo Xaqiijiyay In Morata Kooxda Uusan Ka Tagi Doonin Xili Ciyaareedkan

Zidane ayaa xaqiijiyay in mustaqbalka Alvaro Morata uu yahay kooxda Real Madrid ka dib guushii ay ka gaareen Chelsea xalay.

Kooxda ayaa ku dhawaaday in aan la iibin ciyaaryahanka xilli ciyaareedkan kadib markii uu dalab qaali ah ka helay kooxda Chelsea.

Morata ayaa dib ay kaga soo iibsatay Real Madrid kooxda Talyaaniga ah ee Juventus xili ciyaareeedkaan.

Zidane ayaa sheegay in kooxdiisa go’aansatay in aan laga dirin garoonka Bernabeu weeraryahankaan.

Morata ayaa waxaa xiiso u qaba kooxaha England ee Chelsea iyo Arsenal, inkastoo Zidane uu meesha ka saaray in la iibin doono.

Zidane ayaa guushii xalay Chelsea kadib xaqiiyay mustaqbalka Morata in uu yahay xili ciyaareedka dambe kooxda Real Madrid.

Sidookale Paris Saint-Germain. “ayaa la xaqiijiyay in wadahadal ay kula jirto ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee James.