U soo dhaqaaqidii Arsenal Mohamed Elneny waxay aheyd mid ka mid ah Dhacdooyinkii ugu waa weynaa qarashka ugu badan lagu bixiyay Bishii Janaayo ugu dambeysay Suuqa Laakiin Bisha Janaayo 2017 waxay u badan tahay in Dhacdooyin waa weyn la diiwaan gelin doono.
Hadaba waa kuwan Dhamaan ciyaartoyda la filayo inay kooxo cusub ku biiraan Bisha Janaayo soo socota.
MAHMOUD DAHOUD | Borussia Monchengladbach | Halka uu ku sii jeedo: Liverpool, Juventus
MATTEO DARMIAN | Manchester United | Halka uu ku sii jeedo: Inter
MEMPHIS DEPAY | Manchester United | Meesha ay suura gal tahay inuu ku biiro: Everton, AC Milan, Roma
CESC FABREGAS | Chelsea | Meesha ay suura gal tahay inuu ku biiro: AC Milan, Juventus
KEISUKE HONDA | AC Milan | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Shanghai SIPG
ISCO | Real Madrid | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Tottenham, Bayern Munich
STEPHAN LICHTSTEINER | Juventus | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Barcelona
JOHN OBI MIKEL | Chelsea | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Marseille, Fenerbahce MARTIN ODEGAARD | Real Madrid | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Rennes
DIMITRI PAYET | West Ham | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Real Madrid, Chelsea, Manchester United
RICARDO RODRIGUEZ | Wolfsburg | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: AC Milan, Inter
MAMADOU SAKHO | Liverpool | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: West Brom, Stoke City
MORGAN SCHNEIDERLIN | Manchester United | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Crystal Palace, Everton
BASTIAN SCHWEINSTEIGER | Manchester United | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Chicago Fire
CEDRIC SOARES | Southampton | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Barcelona
NEVEN SUBOTIC | Borussia Dortmund | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Middlesbrough
YAYA TOURE | Manchester City | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Number of Chinese Super League & MLS clubs
ALEIX VIDAL | Barcelona | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Valencia, Sunderland
PABLO ZABALETA | Manchester City | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Inter
SIMONE ZAZA | Juventus (on loan at West Ham) | Kooxda ay suura gal tahay inuu ku biiro: Napoli, Valencia


