DHAGEYSO WAREYSI: Golaha Abwaanada oo kulan la qaatay M/weynaha Puntland

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa kulan waxa ay la qaateen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo xubno kale.

Kulanka ayaa waxa ay jaga hadleen sidii loo joojin lahaa colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Diiriye oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa arrimahaasi faah faahin ka bixinaya.