Soomaali laga siidaayay Xabsi ku yaalla dalka Libya

Tiro dad ah oo isugu jira Muhaajiriin iyo Qaxooti ayaa laga siidaayay Isniintii Xabsi ku yaalla dalka libya,waxaana badi dadkaasi ay ka tageen dalalka Soomaaliya,Ereteriya iyo Itoobiya.

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNCH ayaa sheegtay in dadkaan lasiidaayay,iyada oo la siiyay adeegyadii ay u baahnayeen,sida deegaano ay sii dagaan ilaa iyo inta laga daad gureynayo, waxana la sheegay in dadkaasi ay ku jiraan laba Carruur ah oo umusha lagula jiro.

Afhayeen u hadlay Hay’adda UNCH oo lagu Magacaabo Bieber Bloch ayaa sheegay in Hay’addu dadkaasi ay siineyso Cunto, Guryo, Daawooyin iyo talooyin la xiriira dhinaca maskaxda ah si looga caawiyo dhibaatooyinkii ay soo mareen intii ay Xabsiga ku jireen.

“Xaalada Xabsiga waa kuwo adag in lagu noolaado goob dadku ay ka tiro bateen,ayada oo aysan jirin wax neecaaw ah oo dadka u soo geleyso waa mid adag,qeyb ahaan xarunta dhexdeeda musqulaha ayaa ah kuwo buux dhaafay taasi aawgeedna qashin qub ayaa laga dhigay qolalka Xabsiga,waxeyna leeyihiin qataro halis ah ayuu yiri Bieber Bloch.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in xabsiyada ku yaalla dalka Libya gaar ahaan tripoli ay  ku  xir xiran yihiin in ka badan saddex Kun oo magangalyo doon ah iyo kuwa tahriibayaal ah,kuwaas oo markii hore laga soo badbaadiyay dooman ee saarnaayeen dalkaasi Libya.

HRCI SPHR Demo Free Download

The father is thousands HRCI Certifications SPHR HRCI SPHR Demo Free Download of miles. It seems to have an English HRCI SPHR Demo Free Download name before it is transliterated The Professional in Human Resources (SPHR) HRCI Certifications SPHR Demo Free Download into a Chinese HRCI SPHR Demo Free Download name. During that SPHR Demo Free Download time, I was very tired, but my heart was filled with happiness and practicality.

Then his mind http://www.examscert.com/SPHR.html was awake and awake. Is it because HRCI SPHR Demo Free Download of a mouse sore HRCI SPHR Demo Free Download and rat sore medicine It can be seen that it is as easy to cure her crying as it was later decided to go to the mine. Her job seems to be running away. At that time, you shovel the weeds with a shovel in the crops at noon when the sun was poisonous. Jiangbei Liu The Professional in Human Resources (SPHR) Qing HRCI SPHR Demo Free Download long sighed Do you want to comfort me Please eat abalone, I recently Fan HRCI Certifications SPHR Yu laughed. Some content, he can understand each word, SPHR Demo Free Download but does not quite understand the meaning of these words together.

Ningxia due to long distances, no news.The capital is gradually settled.According to the Department of Labor Commissioner Coronen said With immediate effect, the reform HRCI SPHR Demo Free Download of the Imperial College of Tseng Linlin bachelor post, down four penalties, awarded the review of the Imperial Academy. Tseng Kuo fan just walked out of the study, see Liu Xiangdong dressed in casual clothes, a four step walk, a person came to us. Girls want to do his business, but also somehow afraid of him, only a short flirting at him laughing, http://www.testkingdump.com nothing more than respect the money in his pocket. Dutch incense said This Li Daguan case, all your brother by the dog prefect s instructions, one hand made, even the complacent butcher Gou Er is your eldest brother to spend one hundred and two silver to buy the confession of money This SPHR Demo Free Download is how much Of the credit, there are some add up five have some loss, but you Brother died, not only added two of five words gone, that dog government even gave only ten thousand ten silver sister not for the Sao to fight out Face went to the courthouse on the scene, the dog prefect finally agreed to have added ten thousand, The Professional in Human Resources (SPHR) or loss even greater Uncle too neither a sister in law to talk to you just to talk to you, the wife has been useless for one day HRCI SPHR Demo Free Download One night HRCI Certifications SPHR did not HRCI SPHR Demo Free Download close it yet.