Sheekh Shariif oo sheegay inay fashil ku dhamaadeen wada-hadalladii uu la yeeshay MD Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulankii isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ku dhex maray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif ayuu ku sheegay inay isku fahmi waayeen wada-hadallada, isla markaana uu aaminsan yahay in waxkasta wada-hadal lagu xaliyo.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka kasoo baxay Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed