Shaxda Rasmiga: Huddersfield Vs Man City oo lagu dhawaaqay

Kooxda Uu Hogaamiyo Pep Ayaa Lagu Dhawaaqay Shaxdeeda Rasmiga Kulanka Ay Maanta Ciyaarayaan.

City ayaa Dooneysa Inay Ka Daba Tagaan Kooxda Liverpool Oo xalay Guul Gaartay.

Huddersfield ayaa ah Kooxda Ugu Hooseysa Horyaalka Waxayna Isbuucaan Iska Raacdeeyeen Macalinkooda.

Aguero Iyo De Brouyne Ayaa Ku Soo laabtay Shaxda Koowaad ayagoo Dhaawacyo Ku Maqnaa.

Safka Rasmiga Ee Huddersfield: Lossl, Smith, Kongolo, Hogg, Bacuna, Kachunga, Diakhaby, Lowe, Mbenza, Schindler, Puncheon

Kursiaga Keydka: Durm, Mounie, Hadergjonaj, Pritchard, Hamer, Zanka, Depoitre

Safka Rasimaga Ee Man City:  Ederson, Walker, Danilo, Otamendi, Laporte, Fernandinho, Gundogan, De Bruyne, Sane, Sterling, Aguero

Kursiaga Keydka: Muric, Stones, Delph, Bernardo, Silva, Jesus, Foden