SAWIRO: Sidda Madaxweyne Geelle loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Wafdi ballaaran oo u hoggaaminaayo Madaxweynaha dowladda Jabuuti ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wafdiga waxaa ka mid ah Fanaaniinta waa weyn ee Soomaaliyeed Xasan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal.