SAWIRO: Qaraxii ka dhacay degmada Xamarweyne

Ku dhawaad 5 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax ka dhacay  Muqdisho Mall  oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 10 ruux.