Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ku eedeeyey dowlada dhexe in ay gacan togaaleyneyso maamulada qaar.
Dhinaca kalena, xildhibaan Cabbdixakiim Macallin Axmed ayaa tilmaamey in dowladu dhabihii saxda aheyd ku wado howlaha doorashada, islamarkaana ay iyadu tahay cidda awoodda u leh magacaabista gudiyada doorashada ayna ku saleysey nidaam lagu heshiiyey oo baarlamankuna ansixiyey.



