Sida ay Risaala u xaqiijiyeen dadka kunool qaar ka mid ah degaano dhowr ah oo ku yaalla Soomaaliya waxaa la arkay dhalashada Bisha Shawaal.
Meelaha laga arkay Bisha Shawaal ayaa waxaa ka mid ah Xeraale, Matabaan,Luuq Xarardheere, iyo Balcad.
Qaar ka mid ah dadka degaanadaasi kunool ayaa Risaala u xaqiijiyay in ay arkeen Bisha.
Sidoo kale Bisha waxaa laga arkay qaar ka mid ah dalalka Caalamka.


