Dhageyso: Maxay tahay sababta ka dambeysa imaanshaha Xasan Sheekh ? [WARBIXIN]

Muqdisho-RisaalaFM- 10-kii September, 2012 ayuu noqday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, kadib markii codad gaaraya 190 cod uu helay Wareegii u dambeeyay ee doorashada, isagoo ka guuleystay Sheekh Shariif oo helay 79 cod.

Xasan Sheekh, 8 February 2017 ayaa looga guuleystay doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho, ee uu ku soo baxay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Markii uu xilka wareejiyay kadib bishii March ee sanadkii hore ayuu ka duulay magaalada Muqdisho, sanad iyo bar kadib waxaa jiro arrimo badan oo is biirsaday oo sababay dib ugu soo laabashadiisa Muqdisho

Warbixintan waxaa inooga diyaariyay Wariyaha Risaala, Maxamed Ciise Maxamuud:-