Maxay kawada hadleen R/Wasaaare ku xigeenka iyo wakiilada uu la kulmay “Sawiro”

Ra’iisal wasaare ku xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kulan la qaatay  Wadamada ,Faransiiska ,Maraykanka iyo Ingriiska

Kulanka waxaa ku wehlinayay R/Wasaare ku Xigeenka, Taliyaha Ciidamadda Qalabka Sida Maxamed Axmed Aadan, iyo Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed.

UK Deputy Permanent Rep Peter Wilson,

French Deputy Perm Rep Alexis Lamek, and

US-UN Political Minister Counselor Christopher Klein

Waxaanay ka wada hadleen sidii looga wada shaqayn lahaa:

Hirgelinta Nidaamka doorashooyinka ee dalka ku soo fool leh

Isku-dhafka Ciidamadda iyo tababarkooda

In la tashi laga sameeyo Siyaasada Amniga Qaranka iyadoo lala tashanayo  M/goboleedyada Dalka

Caawinta dhaqaalaha ee dhinaca ciidamada, doorashooyinka iyo abaaraha

Muhiimada Horu-marku uu u leeyahay Amniga.

2

3

2