Manchester City ayaa qarka u saaran in ay kula dagaalamaan deriska United xidiga Real Madrid Toni Kroos.
Xiddiga reer Jarmal ayaa u soo muuqday mid diirada u saaran tahay labada kooxood markii ay arkeen hal-abuurka qadka dhexe uu ku leeyahay.
Tababaraha City qaban doona Pep Guardiola oo kula guuleystay xuddigan Koobka kooxaha Adduunka wayihiisii Bayern ka hor inta uusan u dhaqaaqin Spain 2014 ayaa doonaya inuu markale la shaqeeyo.
Laakiin qorshaha lagu doonayo waxaa kujirta kooxda deriska yihiin ee United – iyadoo sidookale macalin Zinedine Zidane uu jecelyahay xiddigan.
Louis van Gaal ayaa si ba’an ugu dagaalamaya in ay usoo baxdo kooxdiisa Champions League, inkastoo kulankii rajada guuldaro kala kulmeen West Ham.


