AKHRISO: Magacyada Odayaasha soo xuli doona Baarlamanka Cusub

Beydhabo-RisaalaFM- Iyadoo Shalay galinkii dambe magaalada Beydhabo lagu soo gaba gabeeyay shirka Madasha Watashiga Qaran ayaa waxa laga soo saaray xubnaha odayaasha dhaqanka ee lagu wado in ay soo xulaan xilidhibaanada bedali doono kuwa hada jira.

Halkaan ka Akhriso magacyada Odayaasha Soomaaliyeed ee soo xulayaa Xilidhibaanada Cusub.

 

5 3 4 2 1