Maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed oo maanta ku beegan

Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in lagu qabto Munaasabad lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan 15 Bisha May oo ah Maalintii la aas’aasay Ururkii dhalinyarada SYL ,kuwaas oo lagu xusuusto doorkii ay ku lahaayeen xornimo u dirirkii Soomaaliya.

Ururka Dhalinyarada SYL ayaa ka koobnaa 13 Dhalinyaro ah,kuwaas oo halgan iyo dadaal dheer u galay xurnimada dalka Soomaaliya kuna guuleystay intooda badan,waxaana munaasabada Maalinta 15 Maay ka qeyb geli doona Madax ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa la filayaa in maanta magaalada Muqdisho ay ku qabtaan munaasabdo lagu xusayo 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidoo kale Aas aaska ururkii gobonima doonka ee SYL.

Ammaanka Magalada Muqdisho ayaa Maanta siweyn loo adkeeyey,waxaana Maalmihii la soo dhafay laga dareemayay Muqdisho diyaar garoowga ku aadan xuska 15 Maay,waxaana dib u dayactir lagu sameeyey Taalada SYL oo ku taalla kasoo horjeedka Madaxtooyadda Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Magacyada

1: C/qaadir Sheekh Saqaawadiin

2: Max’ed Xirsi Nuur {Siidii}

3: Yaasiin Xaaji Cismaan Sharma’arke

4: Xaaji Maxamed Xuseen Max’ed

5: Cismaan Geedi Raage

6: Dheere Xaaji Dheere

7: Daahir Xaaji Cusmaan

8: Cali Xasan Maslax

9: Maxamed Cali Nuur

10: Maxamed Faarax Hilowle

11: Xaaji Maxamed C/llaahi {Xayeesi}

12: Huudoow Macalin Cabdulle

13: Maxamed Cusmaan Baarbe

The Most Recommended LX0-104 Real Testing For CompTIA Linux+ Powered by LPI

Today, Feng Erzi let his biggest enemy see the blood, and let his favorite people see the blood. CompTIA LX0-104 Real Testing It s safe here, I CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-104 Real Testing CompTIA LX0-104 Real Testing can t CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-104 live for a long time, I ll be CompTIA Linux+ Powered by LPI 2 here when I die. It CompTIA LX0-104 Real Testing was really LX0-104 Real Testing not easy to pass these few minutes.

A standard bobbin trap came out, what is inside Cook s trap can put what Leftovers ah CompTIA Linux+ Powered by LPI 2 He explored and explored the three traps around, all around the three rounds of points breakdown my grandmother ah I really know what is spike special brigade s cook Military quality is not generally good Do not learn this general army reconnaissance, because there is no need, but everyone learned that the dog head unit who let you 24 hours combat readiness Then finally approached three. This I do not have to think about it, it can not be considered purely the military, is linked with the political circles. To say a few more, many things you should really think of, for your loved ones and those who love you, the world has a lack of love, why not cherish the love you have Then I said that year, and pulled away I quickly muddy whirring up, first put the new clothes on the table, then took the basin soap to go to the water room to stride myself Crashed clean then mud clothes and clay shoes soak, they quickly ran back to change clothes for shoes to the wild orchid pocket into the chest so a new look down. Dog head CompTIA LX0-104 Real Testing high squadron watch.Then an assault vehicle came over.We look even more scared What team ah He is also full body ah In addition there LX0-104 Real Testing is CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-104 Real Testing no other than a rifle destroyed a pistol, nothing else, really wearing a helmet his face is larger so wear more than our mighty, we wear like a small sparrow watching you think Fudge CompTIA LX0-104 Real Testing flicker. Posted inside is purple CompTIA LX0-104 Real Testing velvet Luxury I really have not seen in the country ah Opened the twosomes even forget, the car is automatic, but the response to the operation is relatively slow after all, is a 5 tonne car , not used CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-104 to not that non life.

I mean, if CompTIA Linux+ Powered by LPI 2 you can t support it by salary alone. http://www.testkingdump.com/LX0-104.html Hey I sighed I have to miss my CompTIA Linux+ Powered by LPI LX0-104 gay son. LX0-104 Real Testing Zoe shook his head What happened to you Nothing. They have CompTIA LX0-104 Real Testing CompTIA LX0-104 Real Testing CompTIA LX0-104 Real Testing been laid off without their skills.