Kurt Zouma oo dib ugu soo laaban doona kooxdiisa Chelsea

Daafaca kooxda Chelsia  Kurt Zouma ayaa dib ugu soo laaban doono garoomada kadib dhawaacii soo gaaray bishii February .

Kurt Zouma ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo bilowgii sandkaan kadib markii bareelo looga saray garoonka kulkii Chelsea 1-1kulankii Manchester United.

Zouma ayaa aaminsan inu boos ka helaayo kooxda Chelsea marka uu yimaado macalin Antonio Conte kaasoo ku soo wajahan garoonka  Stamford Bridge kadib Euro 2016.

Arintaan ayaa ka saacideysa Conte baahidii daafac ee uu hore u qabay, iyadoo sidookale uu heysto kabtan Terry oo heshiis cusub oo hal sano ah saxiixay.