AKHRISO: Wasaaradda Ganacsiga oo mamnuucay in dalka la keeno qalabka ay caruurta ku ciyaaraan

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday, waxaa dalka looga mamcuunay inay soo galaan qalabka ay Caruurta ku ciyaaraan ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.