Khasaaro ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay G/Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal khasaaro geystay uu laba maleeshiyo beeleed saaakay ku dhexmaray deegan duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

Maleeshiyaadkas oo dagaal kooda soo laab laabtay ayaa waxaa uu ka dhacay Deegaanka Tarar-Gaduud oo dhanka Bari kaga beegan Dhuusamareeb,waxaana la xaqiijiyay dagaalkaas ay saddex ruux ku geeriyoodeen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.

Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa lagu soo waramayaa inay yihiin kuwo u badan Xoolo Dhaqato,waxaana dad ku sugan Dhuusamareen ay sheegeen in dagaalkaas uu la xiriiro aanooyin qabiil oo labadaasi beelood horay u dhexmaray.

Majirto mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalkaas,hayeeshee wararka aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in qaar ka mid ah waxgaradka Gobolka Galgaduud ay wadaan waan waan lagu dhex dhexaadinayo labadaasi beelood.

Waa markii Afaraad oo laba todobaad gudahood ay wada dagaalamaan labada maleeshiyo beelood oo isku-heysta dhul daaqsin ah oo ku yaalla Deegaanka Tarar-Gaduud oo dhanka Bari kaga beegan Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

Discount 300-080 Practice For CCNP Collaboration

Often walking along the river, it is not wet shoes, you see how the mastery of the drama is Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) how daring Cisco 300-080 Practice the art is. For the past, you have created a century of oasis for the sake of the future generations. He also saw that Wu Fei s face was disapproving. We only need Cisco 300-080 Practice her attitude, so as not to be embarrassed when something happens. When we once again disagreed with his words, Wang Xijia added Cisco 300-080 Practice to himself I think he is Cisco 300-080 Practice good to him, she she is good to you, and finally no one is good If you don t treat him or her well, you can be 300-080 Practice good to him or CCNP Collaboration 300-080 her, and finally Cisco 300-080 Practice both are good.

I didn t see you like this in the past Is it But I got 100,000 300-080 Practice dollars Scorpion Changsheng gritted the words 300-080 Practice and turned and left. By taking the opportunity of pouring wine, she deliberately dumped her upper body and let her breasts show a large part in the opening of the underwear, and it is still facing Awkward eyes. sound listen Cisco 300-080 Practice He listened Cisco 300-080 Practice to his Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) ears, CCNP Collaboration 300-080 and he was surrounded by silence. The big passenger shed was carrying them.

Sleeping eyes, the 300-080 Practice father said Troubleshooting Cisco IP Telephony and Video (CTCOLLAB) that after the passing of the incident, he was also Cisco 300-080 Practice shocked This dog thing, this bad habit of swearing I went CCNP Collaboration 300-080 to find him Where to Cisco 300-080 Practice find it Black in the middle of the night, alarmed outsiders. Give me off Changsheng http://www.testkingdump.com pretended to put his face in an angry way. As long as you have money, what you want is almost available here.