Chelsea tababaraha laga ceyriyay Jose Mourinho war qoraal ah oo uu soo saaray ugu hambalyeeyey Leicester City iyo macalinkeeda Claudio Ranieri oo muddo dheer kadin Horyaalka si layaab leh ugu guuleystay,
Mourinho ayaa ka bedelay shaqada guulaysteen tababaraha Talyaaniga sanadkii 2004, markasoo hore iyo gadaaal Horyaalka ugu guuleystay ka hor inta uusan u dhaqaqin kooxda Inter Milan.
Labada nin ayaa is wajahay dhowr jeer horyaalka, Serie A ayuu kusoo maamulay Ranieri Juventus iyo Roma, laakiin xiriirka kasta oo ka dhaxeeya ayaa adag.
Mourinho ayaa ugu mahaceliyaya shaqada wanaagsan ee xili ciyaaredkaan uu qabtay macalinka talyaaniga ee Claudio Ranieri.


