Hordhac: Sassuola Vs Juvantus Safafka Macquulka Iyo Saacada Ka Daawan Karo

Juvantus ayaa Caawa Diyaar U Ah In Ay Iska Sii Wataa Gulahooda Horyaalka.

Ronaldo waxa uu Doonayaa Caawa in Uu Dhaliyo Sadaxleydiisa Ugu Horeeso ee Horyaalka Talyaaniga Si Uu 20-gool u gaaro goolasha Horyaalka.

Dhibaato Dhaawac ayaa haysata Kooxda Marwada Duqda waana Suurta Gal In ay Kulanka Dhibaato La Kulanto.

Sassuolo possible starting lineup:
Consigli; Lirola, Peluso, Magnani, Rogerio; Locatelli, Sensi, Bourabia; Berardi, Babacar, Djuricic

Juventus possible starting lineup:
Szczesny; Cancelo, Rugani, Caceres, Sandro; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Dybala, Ronaldo, Mandzukic.

Ogeysiiska Kulanka.

Sacada:  08:00pm Xiliga Geeska Africa.