Muqdisho-RisaalaFM- Haddii aan nahay Soomaali, waxaa had iyo jeer ka hadalnaa dhibaatooyinka ka jira waddankeenna, gaar ahaan waxaa diirradda aynu saarnaa oo keliya arrimaha waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka iyo amniga. Laakiin ma aragno dad noo soo bandhigga dhibaatada na heysata xalinteeda halka ay naga jirto si aan go’aan uga gaarno inuu isbeddel yimaado. Si la mid ah ma aragno dad aan uga danbeyno iney noo soo jeediyaan talooyin wax dhisa, oo haddana aan ka dhagey
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



