FT: Unbeaten ended, City oo soo afjartay Reds!

Ugu dambeyn, way soo idlaatay sheekadii guuldarro la’aanta ee Liverpool.

Waxaa daqiiqado ka hor soo idlaaday ciyaarta xiisaha badan ee u dhaxeysa kooxaha Liverpool iyo Manchestee City qaybteeda hore.

Reds ayaa u muuqata mid gacan ku gambad ah, waxaana kullanka awooddiisa maamulaya kooxda Manchester City.

Liverpool ayaa ku sigata inay goolka koowaad ciyaarta helaan, iyadoo kubbad lagu go’aamiyay aaladda muujisa diillinta goolka ay caddeysay in uusan gool noqon banooni uu John Stones soo bixiyay.

Sergio Aguero ayaa goolka City dhaliyay daqiiqaddii 40-aad ee ciyaarta.

Hooggaanka marka ay City qabatay, Liverpool isku dayo ayay sameeyeen, si ay goolka usoo celiyaan, balse uma suurto gelin.

Si kastaba ha ahaatee, ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 1-0 oo ay Cityzens ku hooggaaminayaan.