Farmaajo oo Guddi u xil saaray xaalada Maxaabiista

Muqdisho-RisaalaFM- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi Khubaro ah u saaray soo qiimeeynta Xaaladaha iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.

 

Warqad