Faahfaahin+Sawirro diyaaradii kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad kusoo dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Diyaaradan oo ah nooca yar yar ee ay isticmaalaan Ajaanibta ee dhanka ammaanka qaabilsan ayaa la sheegay inay u fidsami waayeen lugaha, muddo ku dhaw saacadna ay dul wareegaysay Garoonka.

Qof ku sugan Garoonka Aadan Cadde, ayaa sheegay wax khasaare ah inuusan ka dhalan diyaarada, dad ajaanib ah oo saarnaa, tiradoodana ay gaareyso 5 ruux ay ka badbaadeen Diyaarada soo dhacday.

sawiro-1-768x576 bilow-768x576 craft-768x576 DBD_yheW0AEnGQC DBD_yhkXgAA-Kla