Paulo Dybala ayaa doonayo caawo inuu noqdo cayaaryahanka ugu goolasha badan Super Coppa Italia taariikh ahaan asigoo horey 3-gool uga dhaliyay koobkan.
Cayaartooyda Super Coppa Italia ugu goolasha badan hoos kaga bogo:
- Paulo Dybala – 3-gool & 3-kulan
- Alessandro Del Piero 3-gool & 6-kulan
- Samuel Eto’o 3-gool & 3-kulan
- Andriy Shevchenko 3-gool & 3-kulan
- Carlos Tevez 3-gool & 2-kulan.
Waxaa kaloo fursad heestaan caawo Gonzalo Higuain iyo Giorgio Chiellini oo min 2-gool koobkan ka dhaliyeen caawana cayaarayaan.



