Duqii Hore ee Muqdisho oo ka hadlay Xiisadda ka taagan Magaalada

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay Xiisadda dhulalka dowladda ka dhalatay ee ka taagan Xaafaddo ka mid ah Muqdisho.

Waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah oo nabadgaliyo la socoto loo xaliyo Xiisadda,islamarkaana aan loo bareerin daadinta dhiiga Shacabka

Warka Duqii Hore ee Muqdisho Taabid Cabdi ayaa siddaan u qornaa:

Arimaha dhulalka danta guud oo ay dowladdu leedahay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaan ku baaqayaa marka dowladdu usoo baahato in Guddiga loo xilsaaray ay si nabad ah, dhimrin leh u wajahaan oo marwalba wadada nabadda loo maro oo uusan dhiig ku daadan. Gaar ahaan xasaradda ka taagan soonaha jaamacaddaha ilaa iyo Ex-kontorool Afgooye oo galabta shaqaaqo ka dhacday.

Waxaa lagu jiraa dhamaadka bisha barakeysan ee Ramadan waana laga fiican yahay in dad shacab ah ku barakacaan dagaal dhiig ku daato, anigoo hubo in arrintaas wadahadal lagu dhameyn karo.

Waxaan ku baaqayaa in waanwaan wax lagu xaliyo, la iskuna turo maadama aanan sinna la isku huridoonin.

Dhulka danta guud ee dowladdu u baahato iney ugu adeegto shacabka soomaaliyeed waxaa haboon in loo maro wado nabdoon oo aan abuurin rabshado iyo xasilooni darro, madaama qofka deganba uu yahay muwaadinka la doonaayo in loogu adeego.

To Pass Your Exam OG0-093 Exam Tests For The Open Group Certification

I lit, did TOGAF 9 Combined Part 1 and Part 2 not smoke.I put the smoke on the OG0-093 Exam Tests window, watching the smoke a little bit by the wind. I also wrote a song at that time, they made a song, and we sing.I The Open Group Certification OG0-093 found the lyrics inside the diary. Ugh OG0-093 Exam Tests Dare not run so dawn, high school squadrons The Open Group OG0-093 Exam Tests want us to first ambush up again. Now what do you think The Open Group OG0-093 Exam Tests about my maneuver Where can I The Open Group OG0-093 Exam Tests do With a simple girl smelly shelf. I am holding a small shadow in my heart really happy because Xiao Ying favorite SISU, and saw a happy face blush.

Zhang Haoran hated Liu Haizhu, Hao The Open Group OG0-093 Exam Tests Tuzhen, and TOGAF 9 Combined Part 1 and Part 2 The Open Group OG0-093 Exam Tests Erdongzi who let him plant face. Can you stand this The Open Group OG0-093 Exam Tests way After the smashing, this grandfather generally feels a little wrong. Not only can The Open Group OG0-093 Exam Tests he run away, but he The Open Group OG0-093 Exam Tests can also The Open Group Certification OG0-093 OG0-093 Exam Tests run back to the hospital.

The Open Group OG0-093 Exam Tests why TOGAF 9 Combined Part 1 and Part 2 Because of deviations from the moral code we once vowed to express Subvert the life value The Open Group OG0-093 Exam Tests The Open Group Certification OG0-093 pursuits, political beliefs and social ideals The Open Group Certification OG0-093 Exam Tests we have advertised in the world is out of step with our own. Which knows she is still tender than the flower, precious than precious, can not blow, can OG0-093 Exam Tests not play, contained in the mouth, holding in hand, for the shrine, are not appropriate. Blink of an eye with a fresh look borrowed from my sister home comfortable new big table, placed in the middle surrounded by a simple chair, the walls are all white beach chairs, messy Mahjong Hall is reborn, Peng Peng Brilliance, everyone style.