Dowladda oo soo saartay xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadaha & gurmadka

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin la xiriirta xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadaha iyo gurmadka kala duwan ee ka socda Gobolada dalka.

Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku shaacisay in saadaal la sameeyey ay cadeyneyso in qeybo badan oo dalka ah la filayo in uu ka da’o Roobka deyrta,isla markana ay taasi sii kordhin karto fatahaadaha Wabiyada.

Sidoo kalke Wasaaradda waxaa ay soo bandhigtay gurmadka socda iyo dowladii ugu dambeeyey ee gurmadka fatahaadaha soo gaarsiiyey Dowladda Federaalka ah Soomaaliya.

Halkan Ka Akhriso Arrimaha Fatahaadaha