Doorasho ka socoto Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaa ka socota doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kursiga doorashaddiisa ay ka socoto Magaalada Baydhabo ayaa horay waxaa uga geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi Dheere .

Musharaxiinta Kursigaan u taagan waxaa ka mid ah:

  1. Isaaq Khaliif Sheekh
  2. C/qadir Shekh Maxamed Nuur
  3. Xasan Macallim Ibraahim
  4. C/laahi Shekh Maxamed