Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Natiijooyinka Hor u dhaca ah oo ku aadan Doorashada Madaxweyne ee dalka Mareykanka.
Donald Trump ayaa wax badan ku horeeya Natiijada codbixinta dalka Mareykanka,waxaana uu heystaa 245 Cod , Halka Hillary Clinton ay heysato 215 cod.
Hillary Clinton ayaa u muuqata in looga adkaaday Doorashada dalka Mareynkanka.


