Diyaarad ku burburtay Garbahaareey

Diyaarad ayaa Goor dhow ku burburtay Garoonka diyaaradaha Magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo sida ay Risaala u xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Garoonka.

Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay aheyd Diyaarad yar oo ah nuuca ay isticmaalaan Hay’adaha Qaramada Midoobey.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay diyaaradaasi.

Kala soco Risaala.net