DHAGEYSO: Xoghayaha Warsheekh oo ka hadlay dhac loo geystay

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Warsheekh ahna Afhayeenka degmada Maxamed Cali Yuusuf oo Idaacadda Risaala wareysi siiyay ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda ay wadada ugaleen oo lacago baad ah ay ka qaateen.

Waxaana uu dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabtaan kooxaha wadooyinka qaar ay u yaalaan jid gooyooyinka.