DHAGEYSO: Wareysi aan la yeelanay xildhibaan Zambia ku sugan

Xildhibaan Maxamed Amiin Xasan Cabdulaahi oo kamid ah xubnaha dhalinyarada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay shir arimaha dhalinyarada looga hadlayay oo ka dhacay dalka Zambia.

Xildhibaanka waxaa wareystay wariyaheena Axmed Cabdi Cali.