DHAGEYSO: Warbixin Sidee musuq maasuq looga ilaalin karaa Doorashooyinka Baarlamaanka soo socda?

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixin ka mid ah Warbixino Taxanaha ah oo looga hadlaayo sidda Musuq maasuq loola dagaalami karo, islamarkaana looga ilaalinkaro Awood sheegashadda xilliyadda doorashooyinka.

Warbixintaan ayaa ah Sida musuq maasuqa iyo awood sheegashada looga ilaalin karo hanaanka Doorashooyinka Baarlamaanka soo socda