DHAGEYSO: Wafdi ka socda dowladda oo gaaray Baydhabo

Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayey ra’iisulwasaaraha ku xigeenka dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib.

Wafdiga ayaa lagu soo dhaweyey madaxtooyadda Maamulka maamulka Koofur Galbeed ,waxaana ilaa iyo hadda aan cadeyn u jeeda ay u gaareen magaalada Baydhabo.