DHAGEYSO: Taliska Booliska Baay oo ka digayo weeraro ka dhaca Baydhabo

Taliyaha booliska gobolka Baay Mahad C/raxmaan oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa ka hadlay xaaladaha amaanka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wariyaheena Muxidiin Macalin ayaa wareysiga la yeeshay taliyaha.