DHAGEYSO: Axmed Madoobe “Amisom yeysan madaxda ilaalin”

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo jeediyay in madaxda Soomaalida aysan ilaalo ka dhigan ciidamada AMISOM.

Wuxuu soo jeediyay in ciidamada dowlada Soomaaliya lagu badalo booska AMISOM, maadaama hogaanka Soomaaliyeed ay yihiin muwaadiniin Soomaali ah.

Hoos ka dhageyso