DAAWO:-Saameyn ka dhalatay xayiraadda la saaray Kismaayo (WARBIXIN)

Waxaa i sasoo-taraya saameynta aan wanaagsaneyn ee ka dhalatay xayiyaaradda dhinaca duulimaadyada ah ee la saaray Magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose taas oo ay kusoo rogtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Saameynta ugu badan ayaa waxaa ay ku yeelatay dadka Shacabka ah ee ku nool Magalada Kismaayo oo dhinacyada ay ka saameysay ay kamid yihiin Caafimaadka.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin iyo Wariye Maxamed Cabdi Cali.