DHAGEYSO: Odayaasha Hiiraan “Madaxweynaha waxba meel islama aan dhigin”

Xaaji ciise Cabdulle Cadaan oo ka mid ah odayaasha ku nool magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa wareysi uu siiyey Idaacadda Risaala Waxaa uu ku sheegay in kulankiin madaxweynaha uu shalay la qaatay waxgaradka reer Hiiraan in natiijo la,aan uu kusoo gaba gaboobay.

waxaa dhanka kale uu tilmaamay in isaga uu ka mid ahaa wax garadkii la kulmay madaxweynaha iyadoo walina xal guul ah aan laga soo gaarin socdaalkii madaxweyha uu ku tagay Beledweyne.