Muqdisho-RisaalaFM- Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ay qasab tahay shacbka in ay qaataanTeesaraha Mini shiibiyada .
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay Teesaraha la qaadanayo uu yahay mid aanan dhaceynin.
Afhayeenka maamulka gobolka Banddir C/fataax Cumar Xalane ayaa warbaahinta usheegay in Hey’adaha amniga magaalada Muqdisho looga baahan yahay in kontoroolaan qaadashada Teesaraha.
Waxa uu sheegay Afhayeenka gobolka in maamulka gobolka Banaadir uu u taagan yahay hormarka gobolka.


