Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Maxamed xuseen Al-qaadi oo Idaacadda Risaala wreysi gaar ah siiyay ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabeen howlgallo ka dhan ah ururka Al-shabaab oo ay ka sameynayaan dhamaan deegaanada gobolka Gedo.
Maxamed xuseen Al-qaadi gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo hadalkiisa sii wata ayaa dhanka kale waxa uu tilmaamay in howlgalada ay si gaar ah uga sameyn doonaan deegaanada hoostaga gobolka Gedo.


