Maanta oo kale 23 February sanadkii 2017 waxaa xilli subaxnimo ah xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya loo magacaabay Xasan Cali Kheyre, 15 maalin kaddib doorashadii Madaxweyne Farmaajo ee 8 February.
Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Risaala u sheegay in xukuumadda Kheyre uu hoggaamiyo labaddii sano ee lasoo dhaafay aysan waxba kusoo kordhin dalka, islamarkaana ay u muuqato mid fashilantay.
Hoos ka dhageyso Warbixin kusoo saabsan Labo ka dib waxqabadka Ra’iisul Wasaare Kheyre.