DHAGEYSO: Jubbaland”Goobta uu qaraxa ka dhacay waa bar kontorool ah”

Taliyaha ayaa sheegay in qaraxyada aysan ka dhicin agagaarka garoonka diyaaradaha ee Kismaayo balse ay tahay goobta ay ka dhaceen meel bar kontorool ah oo 4 km u jirta garoonka.