DHAGEYSO: Isfahandaro ka dhex taagan Shacabka Muqdisho iyo Dhaqaatiirta Ajnabiga ah

Qaar ka mid ah Bulshadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Cabasho xooggan ay ka muujiyeen sidda ay u shaqeeyaan Isbitaallada ku yaalla Magaalada Muqdisho ee ay ka howlgallaan dhaqaatiirta Ajnabiga ah.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN: