Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Isfahandaro ka dhex taagan Shacabka Muqdisho iyo Dhaqaatiirta Ajnabiga ah

Qaar ka mid ah Bulshadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Cabasho xooggan ay ka muujiyeen sidda ay u shaqeeyaan Isbitaallada ku yaalla Magaalada Muqdisho ee ay ka howlgallaan dhaqaatiirta Ajnabiga ah.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN:

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/Warbixin-Rijaal.mp3?_=1

 

Exit mobile version