DHAGEYSO: Howlgallo laga sameeyay Puntland

Maamulka Puntland ayaa maalmihii udambeeyay waxa ay wadeen howlgallo amniga lagu sugayo, iyadoo deegaanada Puntland ay dhowaan Al-shabaab iyo ciidamada Puntland ay ku dagaalameen.

Waxaana dhanka kale deegaano ka tirsan maamulka Puntland maanta ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya.

C/raxmaan Cabdi Maxamed oo ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaan arimahaasi ka wareysanay.