DHAGEYSO: Galmudug oo ka hadashay dagaalada Alshabaab & Booqashada Guuleed ee bariga Mudug

Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaa oo wareysi siiyay idaacada Risaala ayaa faahfaahin ka bixiyay safar madaxweyne Guuleed uu ku tagay deegaanadii Alshabaab iyo Galmudug ku dagaalameen.

Masagawaa oo wareysi siiyay Idaacada Risaala ayaa sheegay in Galmudug ay ka awoodroonaatay Alshabaabkii Mudug ku duulay.

Hoos ka dhageyo wareysiga