Ciidamadda nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa qabtay waxa ay wadaan howlagallo dad lagu soo qab qabanayo.
Waxaana maalmihii udambeeyay Muqdisho ka dhacayay dilal qorsheysan kuwaas oo loo geysanayay mas’uuliyiinta dowladda iyo dad shacab ah.
Afhayeenka wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa ka warbixiyay howlgallada ay sameyeeyeen ciidamada nabad sugidda iyo waxyaabihii ay ku soo qab qabteen.