Qararkan oo ka kooban dhowr qodob ayaa ka dhashay Su’aalo weydiintii mudanayaasha baarlamaanka ee dhawaan ay hortageen R.wasaaraha dalka, wasiirka amniga, Iyo taliyaasha ciidamada amaanka.
Wararka Lifaaqa Hoose Ka akhriso, adigoo sidoo Kalana dhageysan kara codka Ku simaha guddoomiyaha baarlamanka ahna guddoomiye Ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.